Biyo kusoo rogmaday Magaalada Qardho

Biyaha soo galay ma’ahan Roob ku da’ay Magaalada ee waa Daad kusoo rogmaday Qardho.

Xaafada Xingood,ayaa ugu daran,balse majirto khasaare la xaqiijiyay ilaa iyo hada.

Biyuhu waxay soo gaareen Aaga Sandheere oo Magaalada Bartankeeda ah.

Gudoonka Gobolka Karkaar ,Maamulka Dowlada hoose iyo Taliska Boolisku waxay wadaan dadaal.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading