Bookh oo yeelatay Gudoomiye cusub

Cabdulaahi Yuusuf Mataan,ayaa loo magacaabay Gudoomiyaha cusub ee Degmada Bookh Gobolka Doollo Somali State.

Cabdulaahi waa Nin dhalinyaro ah oo waxbartay bulshaduna u aragto Qof ka bixi kara shaqadaas adag.

Cabdiqani Badal Khalaf,ayaa booskan soo hayay 2-dii sano ee lasoo dhaafay,kaasoo laga qaaday maalmo ka hor xilkan.

Cabdiqani,ayaa Bulshada Deegaanku aad udhsliishay hogaamintiisii.

Bookh waa Degmo soo jireen ah oo haysata maqaamka Degmanimo ku dhawaad Nusqarni,balse horumarkeedu aad uliito.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading