Boolisaynta Bulshada oo Puntland laga bilaabay

Taliyaha Ciidanka booliska DPL S/guuto Maxamed Cali Xaashi,ayaa ka qayb galay daahfur ka tababar ku saabsan Boolisaynta bulshada.

Daahfurka tababarka waxaa ka qayb galay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Amnida DDRta DPL Cabdullahi Cabdisalan Xasan
Madaxa UNDP Puntland Mr. Muse Duale, Eunice oo ah lataliye sare oo ka tirsan hay’adda UNSOM, hogaanka tababarada ciidanka booliska Puntland,agaasimaha qorshaynta wasaaradda amniga iyo saraakiil kale .

Tababarka ayaa loo qabtay afar degmo oo kala ah, Is-kushuban,Waaciye,Dangorayo iyo Jariiban.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading