Booliska Bari oo Qarax fashiliyay

Booliska Bari waxay fashiliyeen Qarax,iyagoo gacanta ku dhigay Walxaha Qaraxa caawa.

Taliska Booliska Gobolka Bari,ayaa fashiliyay Qarax la dhigay mid kamid ah xaafadaha Bosaaso.

Ciidamada Booliska Oo uu Hogaaminayay Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari,ayaa Qarxiyay Qaraxaas.

Faahfaahinta la soco..


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading