Booliska gaalkacyo oo gacanta ku dhigay gacan ku dhiig lihi dilay haweenayda

Booliska magaalada muhiimka u ah puntland ee Gaalkcyo,ayaa ugu danbayntii ku guulaystay gacan ku dhiiglihii dilay haweeneydii ka tirsanaan jirtay Boolis-ka puntland.

Gacan ku dhiig laha ayaa baaris dheer kadib waxay ciidamada amaanku ka soo qabteen xaafad ka mid ah xaafadaha magaalada oo uu ku dhuumaalaysanayay.

Isku soo wada duuboo ciidamada amaanka ayaa hada gacanta ku haya gacan ku dhiiglaha kuna wada baaris.

 

 

Idilnews

Galkacyo

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading