Taliska Qaybta Booliiska Gobalka Mudug ayaa soo bandhigay taleefoon Golis ah ”0905500000” kaasoo ay sheegeen iney u fureen dadweynaha, xilli walbana ay ka soo wici karaan.
Qoraal lagu daabacay “Hadaad la kulantid kiis culus ama xog dadka iyo deegaanka halis ku ah nala soo xariir, waxaana heegan u nahay inaan ka hortagno”.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.