Booliska iyo Nisa oo banaanka laga dhigay amniga Doorashada

Banaankaa laga dhigay Booliska,Milateriga iyo Nabadsugida arimaha Doorashada Madaxweynaha.

Ciidamada Atmis,ayaa loo xilsaaray amaanka iyo gelida Teendhada Doorashada.

Si gaar ah Nabadsugida,waxaa loo diray gudaha iyo banaanka Magaalada in ay la socdaan dhaqdhaqaaqa Alshabaab.

Gudoomiye Aadan Madoobe talaabooyinkii amni ee looga baahnaa waa qabsaday.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading