Wasaaradda amniga Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa Hay’adda UNOPS ee Qaramada Midoobay kala wareegtay gaadiid loogu tala galay Hormarinta Booliska.

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Amniga Jubbaland Nuur Shaafi Cabdullaahi ayaa gaadiidka kala wareegay Wakiillo ka socday Hay’adda.
Gaadiidkaan waxaa loogu tala galay in ay ku hawlgalaan ciidanka Booliska Jubbaland.




Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.