Booliska Mudug oo baadigoobaya xubin muhiim u ah argagixisada

Waxaa dhammaan la ogeysanayaa bulshada gobolka Mudug in qofkii usoo sheega Booliska gobolka Mudug ee Puntland ninkan oo la yiraahdo Ibraahim Siidoow lagu abaalmarin doono lacag dhan 2,000 dolar.

Xogta ninkaan qofka soo sheega waxaa loo damaanad qaadayaa in aysan qofna ogaan.

Fadlan la wadaag xogta ninkaan hadi aad aragtid saraakiisha aad ku kulsoon tahey,kuna guulayso abaalmarinta lacageed ee 2,000 dolar.

Ama wac numberka ah +252 90 5050055

Taliska Qeybta Booliska Gobolka Mudug


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading