Booliska Mudug oo Gacanta ku dhigay Xubin kale oo Shabaab baxsad ahaa

Taliska Qaybta Booliska Mudug Gobolka Mudug oo kaashanaya Laamaha kaladuwan ee amnniga ayaa ku guulaystay inay gacanta kusoo dhigaan Xukumane Shabaab Abdirahman Awal maxamed (Siigayste) kaa soo kamid ahaa 3 maxbuus oo baxsad ahayd horayna u dilay haldoor badan oo kamid ahaa Gobalka.

Taliye Kuxigeenka Qeybta Booliska Gobolka Mudug Gaashaanle Dhexe, Cabdi Siciid Xuseen Jamac (Koomaad) ayaana ku wareejiyay Xabsiga weyn ee Magalada Galkacyo

Qofkii nalawadaaga xogtooda iyo meel ay kusuganyihiin waxa uu abaal marin u helayaa lacag dhan 20,000 iyadoo aan cidna ogaan xogtiisa gaarka ah mahadsanidiin.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading