Ciidanka Booliska Gobolka Mudug,ayaa Howlgalo lagu xaqiijinayo Amniga,sidoo kalena lagula dagaalamayo mukhaadaraadka khamriga ayaa ka wada magaalada Gaalkacyo
Hawlagalada ayaa waxaa si wadajira u fulinaya ciidamadii horay u joogay magaalada iyo ciidamo cusub oo dhowaan tababar logu sooxiray xiray xereda Xorgoble.





Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.