Booliska Mudug oo hawlgalo xoog leh bilaabay

Labadan Nin xalay ayay khamri ka dhargeen kadibna dhagax isku dileen.

Hawlgalada caawa la bilaabay kuwaas,ayaa naftooda lagu badbaadinayaa dadkana laga qabanayaa.

Ciidanku xarun Khamrida lagu gado oo ku taal Warshada Galayda loona yaqaan 7-Cadaabood ayay weerareen lana wareegeen,isla markaana ku dileen mid ka mid ah cabtooydii meesha lahayd.

Hawlgalada sifaynta maandooriyuhu waa soconayaa.

Taageer Booliska utaagan badbaadinta naftaada.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading