Booliska oo Gacanta ku dhigay Shaqsiyaadkii fuliyay Dilalkii ka dhacay Bosaso

Booliska Puntland,waxay Gacanta ku dhigeen Dadkii ka danbeeyay Labadii dhacdo ee ugu danbeeyay ee ka dhacay Bosaso…..

1.Gudoomiye ku xigeenkii Jaamacada Bariga Afrika Khaalid Ninkii dilay Gacanta ayay ku dhigeen,waxayna daba joogaan Laba kale oo la fuliyay Dilka.

2.Haweenaydii dishay Wiilka ay Sodohda u ahayd Ciidanku Gacanta,ayuu ku dhigay.

Waa war farxad iyo kalsooni gelinaya Bulshada.

Ciidanku,waxay mudan yihiin bogaadin.

JQ.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading