Ciidanka Booliska Puntland wuxuu beeninayaa wararka sheegaya in dad Itoobiyaan ah lagu dilay gudaha Puntland, wuxuuna caddeynayaa in aysan jirin wax dil ah. Waxaa jiray dhacdo yar oo ay dad dhagxaan ku tuureen muhaajiriin, waxaana la qabtay eedeysanayaashii ka dambeeyay.
Boolisku wuxuu uga digayaa cid kasta falalka noocaas ah, wuxuuna adkeynayaa in sharciga la marsiin doono qof kasta oo isku daya inuu khalkhal geliyo amniga. Puntland waxay ka goβan tahay in la sugo badqabka dhammaan dadka ku nool, iyadoo aan la kala soocin.
https://x.com/Plpoliceforce/status/1884641602234110339?t=hDy12fxyskno8Am0xh4P-g&s=19
#Puntland #Amniga #Xaqiiqooyinka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.