Booliska Puntland oo dad badan u qabtay dilalkii ugu dambeeyay ee Gaalkacyo (VIDEO)

Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Mudug ee Puntland Muumin Cabdi Shire, ayaa sheegay inay Ciidanka Booliska ay gacanta kusoo dhigeen kooxihii ka dambeeyay dilalkii ugu dambeeyay ee ka dhaca magaaladda Gaalkacyo, kuwaas oo loo geystay sarkaal kamid ah CID-da Puntland iyo Wariye Jamaal Faarax Aadan.

Taliye Muumin Cabdi Shire, ayaa xusay inay soo gaba-gabeeyeen baaritaanka kooxaha loo hayo Labada dil, ayna dhowaan horgeynayaa Maxkamadda darajada kowaad ee Ciidanka qalabka sida ee Dowladda Puntland.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading