Booliska Puntland oo Gacanta ku dhigay Shabakad Dadka Tahriibisa

Ciidanka Booliska Puntland iyo Ciidanka Booliska Dowladd deegaanka Soomaalida ayaa gacanta ku dhigay shakabad tahriibayaal ah kuwaa oo waday dhalinyaro laga tahriibiyay deegaanada Puntland loona waday in magafe loo gacangalaiyo laguna qabtay Degmada Qabri Dahar.

1,Maxamed Maxamuud Muuse
2,Yuusuf Cabdi Ciise
3,Raxma Jaamac Maxamed
4 Caasha Maxamed Maxamuud
5,Saamiya Yaasiin Maxamuud
6:Cabdi Risaaq Geelle Maxamed
7:Farxaan Maxamed Barre
8:Ladaned Cali Cabdullaahi

Ciidanka Booliska Puntland gaar ahaan qaybta danbi-baarista CID ee Gobolka Nugaal ayaa sidoo kale wada how-galo lagu dabar jarayo shabakadahan oo caadaystay in ay marin habaabiyaan dhalinyarada Puntland.

#FIIROGAARAH: Haddii aad heshid xog ku saabsan falal Amni daro ama aad arragtid wax aad ka shakisan tahay iyo wax walba oo la Xiriira dhaq-dhaqaaqa Amniga Puntland, isla markaana aad ku sugan tahay gudaha dalka.

Fadlan, La soo xiriir Ciidanka Booliska Puntland oo #Wac 999 haddii aad ka warbixinayso dembi socda ama haddii ku jirto khatar degdeg ah 24/7

– DHAMMAAD –

XAFIISKA WARFAAFINTA
CIIDANKA BOOLISKA PUNTLAND.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading