Booliska Puntland oo ka hadlay Banaan-baxyadii Garoowe+VIDEO

Banaan-baxyo rabshado wata oo ay ku dhawacmeen haweenay iyo wiil araday ah ayaa maanta ka dhacay magaalada Garoowe ee ee Caasimadda Dowladda Puntland.

Taliyaha qeybta booliska Gobolka Nugaal Korneyl Muumin Madaxweyne, oo wareysi siiyay Laanta Af-Soomaaliga ee VOA-da ayaa sheegay inay hadda ku hawlan yihiin siday xal uga gaari lahaayeen dhacdadaan oo ahayd mid si kedis ah ay ku bilaabeen dad ka careysan qof rayid ah oo shalay dileen ciidamo hawlgal ku jira.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading