Booliska Puntland oo la wareegay Qalab casri ah oo faraha ku shaqeyn doona

Hay’adda EUCAP oo tageerta Ciidanka Booliiska Puntland ayaa maanta Taliyaha Booliiska Puntland Sareeye Guuto Abdi Xassan ku wareejisay qalabka faraha oo ku shaqayn doonaa habka maamulka xogta ee casriga ( Police information management system) oo dhawaan Booliiska Puntland ay hirgalisay.

Xafladda wareejinta qalabka waxaa ka qayb galay Taliyaha CID da Puntland, iyo saraakiil katirsan ciidanka Booliiska Puntland.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading