Boosaaso: Ciidammo gadoodsan oo la wareegay xarun Wasaaradeed

Ciidammo gadoodsan oo ka tirsan Puntland ayaa saaka aroortii la wareegay xarunta Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Dowladda Puntland ee Magaalada Boosaaso.

Ciidammada oo ka cabanaya xuquuq la,aan ayaa isku gadaamay xarunta Wasaaradda Kalluumeysiga Puntland, iyagoona diiday in gudaha xarunta ay cid u gudubto ama ay ka baxdo.

Saraakiisha Ciidankan gadoodsan ayaa sheegay in Wasaaraddu ay u dirtay howlgallo lagula dagaalamayo kariifka ayna xuquuq la,aan ahaayeen muddo.

Wixii kasoo kordha kala soco Idil News.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading