Dab qabsaday Warshada Isbuunyada Tabaarak ee Boosaaso (VIDEO)

Dab xooggan ayaa qabsaday warshada Isbuunyada Tabaarak ee magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland.

Dadaalo lagu daminayo dabkan ayaa socda, waxaana goobta gaaray gaadiidka dabdamiska iyo Ciidammada Amniga oo ka qeybqaadanaya daminta dabkan. Lama oga waxa sababay dabkan.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading