Dowladda Hoose ee Degmada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Puntland ayaa bilowday inay Magaalada ka dhex qaado Biyihii ay dhigeen Roobabkii Saacidihii lasoo dhaafay ka da’ay Boosaaso.
Duqa Magaalada Boosaaso Abdisalam Bashiir, ayaa sheegay inay Dowladda Hoose ay waddo dadaalo lagu qaadayo Biyaha, isagoona ugu baaqay Shacabka inay kala qeyb-qaataan.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.