Boosaaso: Ganacsatada Reer Hiiraan oo amaan u jeediyay Dowladda Puntland (VIDEO)

Ganacsatada kasoo jeeda gobolka Hiiraan ee kunool magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Puntland, ayaa si kulul uga hadlay war dhowaan kasoo yeeray Guddoomiyaha Gobalka Hiiraan ee Cali Jeyte Cismaan.

Ganacsatada Reer Hiiraan ayaa sheegay in uusan jirin xayiraad Puntland ay saartay ganacsiga iyo badeecadaha la geeyo Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya, ayna taas bedelkeeda canshuur dhimis u sameysay Ganacsatada degaanadaas.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading