Boqor Burhaan oo ka anba baxay Mudug

Boqorkii iyo waftigiisi waxey hada ka quracdeen Burtinle waxeyna dib ugu noqdeen xarunta dhaqanka ee magaalada Qardho.

Goldogob waxey ugu baaqdeen Roobab
da’ay iyo dhulkoo dhiiqo noqdey.

Xalayna wuxuu Boqorku la shirey Odayaal Beesha Sade oo ka yimid Saaxdheer.

Boqirka iyo Waftigiisa waxaa sii sagootiyay Islaan Bashiir, Fiqi C/naasir, Amiir Mahamuud.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading