Boqor Burhaan oo ku baaqay in laga qeyb-qaato olalaha Qof iyo Foosto (VIDEO)

Boqor Burhaan Boqor Muuse, oo ah Boqorka guud ee beelaha Daarood ayaa ugu baaqay guud ahaan bulshada Soomaaliyeed inay ka qayb qaataan ololaha Qof iyo Foosto ee loogu qareemeyo dhismaha wejiga labaad we waddada Ceeldaahir – Ceerigaabo.

Boqor Burhaan waxa uu ahaa qofkii ugu horreeyey ee qaadhaan ku bixiyey waddada Ceeldaahir Ceerigaabo markii la yagleeleyey wejigii kowaad isagoona xilligaa bixiyey qaadhaan lacageed oo dhan $10,000 lacagtaas oo noqotay tii ugu horreysey ee kudhacday Koontada mashruuca.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading