Boqor Burhaan oo kusoo wajahan Puntland

Boqor Burhaan Boqor Muuse,ayaa la filayaa in uu maalinka beri foog ah soo gaaro Bosaso.

Dowlada Puntland,ayaa diyaarisay soo dhaweyn maqaamkeedu sareeyo oo loogu talagalay Boqorka.

Boqor Burhaan,ayaa mudo dalka dibadiisa ugu maqnaa safaro iskugu jira caafimaad iyo arimo Qoys.

Bosaso,ayaa laga dareemayaa diyaar garowga soo dhaweyntiisa.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading