Boqor Burhaan oo laga sugayo Mudug

Boqorka iyo wafti uu hogaaminayo,ayaa kusoo wajahan Gobolka Mudug saacadaha soo socda.

Booqashada Boqorka ee Mudug,ayaa ku salaysan mid caadiya oo uu Deegaanadaas ku marayo.

Sida ay ii xaqiijiyeen Masuuliyiin ka mid ah Qasriga Boqorka waxuu booqan doonaa Guud ahaan Gobolka,gaar ahaana Dekeda Garacad oo hada gabagaba maraysa.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading