Boqor Burhaan oo lagu soo dhaweeyay Dubai (Sawirro)

Boqor Burhaan Boqor Muuse oo ah boqorka beelaha daarood ayaa lagu soo dhaweeyey qaybta VIP-Da ee madaarka magaalada Dubai ee dalka Isu-tagga imaaraadka carabta.

Soo dhaweynta boqorka waxaa ka qaybqaatay isimado, waayeelka, waxharadka, Aqoon yahanka iyo Masuuliyiin xilal hore kasoo qabtay Puntland.

Sidoo kale, waxaa soo dhawayntiisa ka qaybgalay qunsulka Soomaaliya eeagaalada Dubai iyo ku-xigeenkisa.

Boqorka ayaa joogi doona maalmo Dubai,waxaana loo samayn doonaa xaflad lagu soo dhawaynayo Boqor Burhaan.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading