Boqorkii Cuudka oo geeriyooday

92-jirkii Boqorka Cuudka Axmed Ismaaciil Xuseyn ” Xudeydi”waxuu ugeeriyooday xanuunka Corona Virus.

Boqorka cuudku waxuu ahaa mid ka mid Fanka Somaliyed kuwooda loogu jacaylka iyo tixgalinta badnaa.

Rabi ha’unaxariisto janadiina haka waraabiyo. Axmed Ismaaciil Xussein “Xudeydi” Boqorka Cuudka.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading