Boris oo ka tanaasulay uhanqaltaagiisii markale iyo RW Ingiriiska

Dalka Britian,ayaa maanta oo Isniin ah yeelanaya ra’iisal wasaarihii saddexaad muddo sannad gudihiis ah.

Xilka ra’iisal wasaaraha,ayaa waxaa ku tartami doona Wasiirkii hore ee Maaliyadda Rishi Sunak iyo guddoomiyaha Aqalka Hoose Penny Mordaunt.

Ra’iisul wasaarihii hore Boris Johnson oo markii hore damac ka galay kursiga ayaa xalay ku dhawaaqay inuu tartanka ka hadhay.

Sunak,ayaa loo saadaalinayaa inuu kusoo bixi doono xilka ra’isulwasaaraha.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading