Bosaso:- Dhan walba horumar baa ka muuqda

Dadka ku nool xiligan qiimayntii maamulka ee udanbaysay waxay noqotay 2.5-Milyan oo Qof.

Amaanka sanadkii ugu danbeeyay wax weyn baa laga qabtay oo bogaadin mudan.

Ganacsiga,iyadoo u ahayd xaruntii hadan kor buu usii kacay.

Mashruuc Koronto,ayaa loo dhagax dhigay.

Baahida hada taagan waa bilicdeeda maamul baahinta lagu sameeyay in ay wax ka tari doonto ,ayaa la filayaa.

Bosaso magaalo dadka udhaxaysa oo laf dhabar u ah horumarka Puntland.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading