Bulshada rayidka ayaa sheegay inay ka soo horjeedaan tallaabada uu qaaday Golaha Shacabka ee muddo kordhinta labada sano, taasoo ay ku tilmaameen in go’aankaas yahay mid lagu degdegay caqabadna ku noqon kara geeddi socodka dowladnimada Soomaaliyeed, isla markaana dhaawici kara Midnimada shacabka.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.