Burcad badeed Markab ku afduubatay Biyaha Somaliya

Burcad badeed Somaliyed,ayaa afduubtay Markab kuwa qaada Saliida oo ku safrayay Calanka Panama,balse laga leeyahay dalka imaaraadka Carabta.

Markabka,ayaa ka yimid dalka Imaaraadka Carabta kuna sii jeeday Somaliya,gaar ahaan Muqdisho.

Xiliga Burcad badeedu gacanta ku dhigtay Markabka,ayuu gudaha ugu jiray Biyaha Somaliya.

“Panama-flagged oil tanker owned by a UAE-based company was hijacked by Somali pirates from UAE to Mugadishu and anchors off Somalia coast!

Abdiqani Hassan Dhegjar


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading