Bursaalax oo yeelanaysa Wado laami ah markii ugu horaysay (Daawo)

Gudoomiye Maxamed Saleebaan Diiriye mudo yar,ayuu ku muujiyay waxqabad,waxuuna markan hirgaliyay markii ugu horaysay oo ay Bursaalax yeelato Wado laami ah oo dhexmarta Magaalada.

Wadadan oo ay dhisayso shirkada Kibarko,ayaa dhererkeedu dhan yahay 2-km,waxaana ku baxaya dhaqaale gaaraya 360.000 oo dolar oo ay bixinayso Dowlada Hoose iyo bulshada Degmada Bursaalax.,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading