Wadada ugu muhiimsan Wadooyinka Magaalada Burtinle oo la oran karo Wadada Wadnaha,ayaa dib u dhiskeedu marayaa gabagabo.

Dhismaha Wadada waxaa gacanta ku haysa Shirkada Kebarco,iyadoo maalgalinta ay isla kaashadeen Bulshada Deegaanka,Qurbajoogta iyo Dowlada.

Heerkii 3-aad ayay soo gaartay xiligan,kaasoo maraya meel fiican.


Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.