Burtinle oo su’aalo masiiriya ku boobay Madaxweyne Deni

Su’aalihii Bulshada iyo Jawaabihii MW Deni?

1.Dekeda Garacad & Abudhabi Port
2.Shilin Somaligii.
3.Pl iyo wax la qabsiga caalamka
4.Itoobiya iyo Imaaraad.
5.PL iyo baahida Dekedo badan

Waxaa cajaa’ib lahaa sida uu usharaxay Shilin Somaliga joojintiisa oo Qodob loo hakankaro uu ku fariisiyay.

Sidoo kale wax la qabsiga caalamka,ayuu ufaahfaahiyay si Juquraafi Siyaasadeed iyo faham Caqliyeed sareeya.

PL in ay ubaahan tahay Dekedo badan,ayuu Dadka si waafiya ufahan siiyay.

Xaqiiqdii kulamadan oo kale MW ha badiyo oo hala qaato Bulshada si wacyigooda iyo xiriirkooda Dowladu usareeyo.

Sida muuqata Deni Xukunka waxa uu ka dhex helay xog iyo aragti.

JQ.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading