C.C.Warsame oo Xaqiiqda taabsiiyay R.Muqdishada Maanta

Jawaab loo baahnaa in la siiyo Dadka Muqdisho xiligan ku dhaqan,ayuu siiyay Cabdiraxmaan Cabdishakuur.

“Waxayagaa la cunaa waxba kama jiraan ee Anagaa Cuna waxa Somaliyed”Ayuu yiri C.C.Warsame.

“Tayda anaa leh,taada kula living,waa dood jaban”Ayuu yiri markale C.C.Warsame.

Jawaabo loo baahnaa in Afkiisa laga maqlo Siyaasi ay isku khaanad yihiin Dadka haatan ku sugan Muqdisho,ayuu bixiyay C.C.Warsame.

 

Halkan ka daawo muuqaalkiisa

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading