C/llaahi Shigshigoow oo lagu dilay Kismaayo

Kooxo hubeysan ayaa goor-dhaweyd Xaafadda Calanley ee Magalaada Kismaayo ku dilay Cabdullaahi Shigshigoow oo ahaa maamulaha Bangiga Amal ee Kismaayo.

Kooxda dilka geysatay ayaa ka baxsaday goobta, iyadoona ay soo gaareen Ciidammada Amniga Puntland.

Wixii kasoo kordha kala soco Idil News.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading