C/rixmaan C/shakuur “Anaga (Hawiye) iyo Farmaajo waxaan ku kala baxeeynaa dagaal” (VIDEO)

Abdirahman Abdishakur Warsame oo ka hadlayay Shirweynaha Beelaha Hawiye ayaa yiri “Farmaajo waxaan lee yahay waxaad haystaa fursaddii ugu dambeysay dadkaan maalin dambe isku imaan maayaan balse waxay isugu imaanayaan sidee isaga kaa qaban lahaayeen”.

C/rixmaan C/shakuur ayaa intaas ku daray”Anaga (Hawiye) iyo Farmaajo waxaan ku kala baxeeynaa DAGAAL oo kaliya”.

Idil Television


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading