Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa Cabdixamiid Maxamed Dirir u magacaabay Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Soomaaliya.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa Tigreeto uu soo saaray ku Magacaabay.
Sidoo kale, Madaxweyne Farmaajo ayaa S/Guuto Mahamed Cali Bariise u magacaabay Taliye kuxigeenka CXDS
Taliyaha Cusub ee Ciidanka Lugta Soomaaliya ayaa horay u ahaa Taliyihii KMG ahaa ee Qaybta Booliska Gobalka Nugaal ee Puntland, sidoo kale waxaa uu soo noqday Taliyaha Ciidanka PSF-ta Puntland ee Gobalka Nugaal.

Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.