Caafimaadka RW Khayre oo laga dayrinayo

Xaaladda Caafimaad ee RW Hassan Ali Kheyre oo ku sugan magaaladda Doxa ayaa aad looga deyrinayaa.

Ra’iisulwasaaraha ayaa weli ka suu muuqan baraha bulshada iyadoo la maqlay in uu dhoofay kaliya.

Lakiin ilo xog ogaal ah oo xafiiska Madaxweynaha aan ka helnay ayaa sheegay in uu xaalad khatar ah soo wajahday oo loo cararay Qadar.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading