Caalamka Islaamka oo Maalmo kala duwan Ciiday

Dalalka Maanta ay kow u tahay Ciiddu Firtiga,ayaa kala ah…

1.Hindia
2.Pakistan
3.Bangladesh
4.Iran.

Shalay oo Axad aheyd waxaa siweyn looga ciiday caalamka Islaamka intiisa badan,sida..

Imaaraadka Carabta, Baxrayn, Suudan, Soomaaliya, CIraq, Kuwait, Sacuudi Carabia, Yemen, Turkiga, Tuniisiya, Suuriya, Falastiin, Qadar, Lubnaan, Liibiya, Masar, iyo Mauritaniya iyo dalalka qaaradda Yurub.

Somaliya,ayaa ka mid ah Dalalka Islaamka ee shalay Ciiday,waxaana Maanta ay ku jiraan Bulshada Somaliyed Maalintii Labaad ee Ciiddul Fitriga.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading