Cabdi Xaashi oo mar kale loo doortay Senator kamid ah Aqalka Sare

Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa markii labaad loo doortay Senator kamid Golaha Aqalka Sare ee BJFS ee matalaya goballada Waqooyi, kaddib doorasho weli ka socota teendhada Afisyooni ee magaaladda Muqdisho.

Cabdi Xaashi oo noqonaya Senatorkii ugu horeeyay ee goballada Waqooyi ee Baarlamaanka 11-aad ayaa horey u ahaa Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka waqtigiisu dhamaaday.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading