Cabdicaziiz Axmed Saalax, oo bedelaya AUN Marxuum Xildhibaan Cali Dhahar oo dhowaan ku geeryooday Shil baabuur oo ka dhacay duleedka degmada Badhan ayaa maanta loo dhaariyay xubinimada Golaha Wakiiladda Dowladda Puntland.
Xildhibaan Cabdicaziiz Axmed oo ah walaalka Marxuum Cali Dhahar ayaa waxaa dhaariyay Maxkamadda sare ee Dawladda Puntland, bilowgii kulanka maanta ee Golaha Wakiiladda Puntland.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.