Cabdikariin Guuleed oo booqday Islaan Bashiir Islaan Cabdille Islaan Faarax

Cabdikariin Guuleed oo ku booqday fadhigiisa Garowe Islaan Bashiir Islaan Cabdille Islaan Faarax.

Kulanka Islaanka iyo Musharax Madaxweynr Cabdikariin Guuleed waxuu ahaa mid muhiim ah.

Islaanka waxaa kaloo booqan doona masnta Madaxweyne Axmed Madoobe,Xasan Shiik iyo Sh.Shariif.

Islaan Bashiir,Boqor Burhaan iyo Islaan Ciise waxay hada kuwada sugan yihiin Garowe,iyadoo ay ubadan tahay in ay yeeshaan kulan guud oo marka danbe uu kusoo biiri doono Madaxweyne Deni iyo ku xigeenkiisa Karaash.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading