Cabdikariin Guuleed oo ka hor yimid mudo kororsi

Sida ay tahay fahanka siyaasadeed ee maanta waa sidan.

Xisbiga Sahan ee Cabdikariin Guuleed waxuu fahmay kubadu halka ay usocoto waana is ilawsiiyay 13-ka reer Muqdisho lagu mashquulinayo.

Kaliya waxuu ka hadlay dooradhooyinka iyo mudo kororsiga go’aan cadna waa ka qaatay.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading