Cabdinuur Sh.Isxaaq oo ka mid noqday Gudiga Doorashada Puntland

Cabdinuur Sh.Maxamed Isxaaq oo ahaa Saxafi soo jireen ah markale,ayuu ka mid noqday Gudiga Doorashada PL ee PEC.

Horay,waxa uu usoo ahaa Xubin Gudigii Doorashada KMG ahaa ee TPEC,isagoo ahaa Afhayeenka.

Cabdinuur si gaar ah matalaadiisu,waa Gobolka Mudug.

Inkastoo lagu dhaliilo daal fara badan in uu ku jiro Shaqadana ay ubaahan tahay firfircooni hadana waa Oday xurmo loo hayo.

Halkan ka akhriso:-

 

JQ.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading