Cabdirashiid Xaashi “Farmaajo dalka meel xun buu ku wadaa” (VIDEO)

Cabdirashiid Khaliif Xaashi, Agaasimihii hore ee Machadka Heritage oo wareysi siinayay Hanoolaato ayaa hadlay Siyaasadda cakiran ee dalka, dhaqamada qar iska tuurnimada ah ee Farmaajo, waxaana uu sheegay in dalku meel xun marayo.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading