Musharax Madaxweyne Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa sheegay in Farmaajo uu qaaday waddo uu doonayo inuu Dalka ku burburiyay, isagoona ku tilmaamay hoggaamiyo kooxeed sharci darro ku dhex fadhiya Villa Soomaaliya.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.