Cabdiraxmaan Cabdishakuur “Farmaajo waxaan ugu baaqin inuu qaado mas’uuliyadda carruurta Eritrea” (VIDEO)

Musharax Madaxweyne Abdirahman Abdishakur Warsame, oo shir jaraa’id ku qabtay magaaladda Muqdisho ayaa ka hadlay warbixintii Qaramada Midoobe ee caddeysay in dhallinyaradii Eritrea loo qaaday lagu arkay goobaha dagaaalka ee Gobolka Tigreega.

“Markaan baaritaan sameynay waxaan weynay Ciidammada qalabka sida Booliska, Milateriga iyo Nabad-sugida meel ay katirsan yihiin Ciidanka Eritrea loo qaaday” ayuu yiri Madaxweyne Abdirahman Abdishakur Warsame.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading