Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo eedeeyn u jeediyay QoorQoor iyo Guudlaawe (VIDEO)

Musharax Madaxweyne Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa sheegay in Farmaajo uu caqabad ku yahay Nabadda iyo xasiloonida Dalka loona baahan yahay in la iska qabto.

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo wareysi siinayay KNN ayaa sidoo kale ku eedeeyay Maamulada matalada we Galmudug iyo Hirshabelle inay diideen inay ka qeybqaataan xasiloonida Dalka.

“Maamulada Galmudug iyo HirShabeelle waan ka dhaa-dhicin weynay in ay ka qeyb qaataan xasiloonida dalka” ayuu yiri Cabdiraxmaan Cabdishakuur.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading